Ma Ogtahay ?! Qaybti 1-aad

           Qaybti 1aad.

 1.ma ogtahay :~xiligi looyaqanay waayihi dhagaxa in waxkasta oo agaba.               oo la adeegsado la qori jiray dhagaxa
2.Ma ogtahay:~Inu nabi Muuse malakulmowdka dharbaaxo isha kaga soo tuuray kolki uu nafta kasoo doonay. 
  3.Ma>ogtahay:~ in ay yuhuudu caabudo dajal cawar oo ay rabigooda u yaqaanan Nabi Ciise marki ay ku lidiyeen o ku macaarideen ay yidhahdeen masixeeni waka qiyamaha Soo baxi doona sida owgeedna masixu dajal u caabudayan. 
  4.Ma ogtahay masasku inay ku tirsanyihin hilib cunka oo ay miirtan dhiiga noolayasha yar iyo waynba.
 
5. Ma ogtahay fiidmertu in aanay lahayn  lafo ad adag sidas owgeed aanay dhulka dul socin karin oo lugaynkarin marka laga reebo laba nooc oo kamid ah 1200 nooc ee ay ka koobantahay. 
 
6.Ma ogtahay ilkaha maroodiga ee cadiga ah inu midkiiba yahay miisankisu le'egyahay 4kilogram (4kg) 
&nbsp

<script async src="https://pagead2.googlesyndication.com/pagead/js/adsbygoogle.js?client=ca-pub-7066307107979349"
     crossorigin="anonymous"></script>
<!-- Salman -->
<ins class="adsbygoogle"
     style="display:block"
     data-ad-client="ca-pub-7066307107979349"
     data-ad-slot="8822478396"
     data-ad-format="auto"
     data-full-width-responsive="true"></ins>
<script>
     (adsbygoogle = window.adsbygoogle || []).push({});
</script>

7.Ma ogtahay lo'du inay ledahay calool aad u wayn calooshasina at u.                qaybsanto afar meelod(4)  Oo qaybihii dheefshidka ay kala gadi.                          sanyihina ay afarta marxaladod cuntada kala maran. 
     

 8.Ma ogtahay maroodigu inu biyaha ka urin karo masaafo 3 mile ah. 
 9.Ma ogtahay kaanguru marka uu dhalo in dhararkiisu yahay 2cm oo.                 kaliya.
 10.Ma ogtahay bisadu labadeeda dhagood inay midiiba ku leedahay 32.              muruq 



 11.Ma ogtahay indhaha aadamuhu inay korin inta ay ku dhashen un ay.             waligood yihin balse sanka iyo dhaguhu korinka joojin waligood

12.Ma ogtahay maskaxdu inay badbaadi karto inku dhow 5 ila 10 diqiiqo.            hadii ay ogsijiinta waydo. 
13.Ma ogtahay lafta ugu wayn jidhka aadanaha ee ugu dheer inay tahay lafta bowdada lafta ugu yarna ay rahay laf ku tal dhagta dhaxdeeda 


14.Ma ogtahay midabada aduunka ugu qaalisan ee laga qadariyo marka la eegayo jidhka aadamuhu in uu yahay midabka maarin dhalal ah ee cadaankiina ku jiro madowgii ku jiro 
15. Ma ogtahay in dayax gamceedki aduunka ugu horeeyay ee dibada loo diray la odhan jiray SPUTNIK 1  1957 


16.Ma ogtahay erayga saca ee goor sheegtu inu quraanka kariimka kusoo ururay 24 jeer oo u dhiganta tirada saacadaha maalinki 
 17.Ma ogtahay afarta asxaabi ee jannada uu xiisi jirtay in ay ahaayen Bilal,Camar,Salman,Iyo Mikhdad 
18.Ma ogtahay erayga salaada afka carbeed lagu yidhahdo salawat inu quranka kariimka ku soo arooray 5 jeer oo u dhiganta tirada salaadaha waajibka ah 
 19.Ma ogtahay dhul garirka erayga afka carbeed lagu yiraahdo zilzal in quraanka Illahay ku xusay jeer   Burburkana Illaahay ku xusay 6 jeer 
 20.Ma  ogtahay erayga salam ama nabad galiyo in uu Illaahay ku xusay quraanka kariimka  50 jeer   Erayga dayibaadna ama waxwanagsan Quranka ku soo aruuray 50
 21.Ma ogtahay ninki sameeyay Whatsappka inu kaga iibiyay ninka leh Facebook 18 billion oo dollars
      

Comments

Popular Posts