Posts
Showing posts from January, 2023
🌼Aabe🌼 ayaan ku idhi xagee u socotaa 🤔 Wuxuu yidhi, wiilkaygiiyow Safarkaygii halkan wuu dhamaaday
- Get link
- X
- Other Apps
☀ حديث اليوم ☀ #فضل_الإستغفار. 📌قال رسول الله ﷺ فيما يروي عن ربه قال الله عز وجل: 🕹🪴 " يَا عِبَادِي، إِنَّكُمْ تُخْطِئُونَ بِاللَّيْلِ وَالنَّهَارِ، وَأَنَا أَغْفِرُ الذُّنُوبَ جَمِيعًا، فَاسْتَغْفِرُونِي أَغْفِرْ لَكُمْ.." 🪴 رواه مسلم 📚. ☀ Xadiithka maanta ☀ #Fadliga_istichfaarta. 📌 Wuxuu yidhi Allaah sw Xadiith qudsi uu Nabi Muxammed ﷺ ka wariyay: 🕹🪴" Adoomahaygiiyoow waxaa danbaabtaan habeenkii iyo maalinkii, Anna waan dhaafaa danbiyada gabi ahaantoodba, iga danbi dhaaf dalbada waan idiin danbi dhaafiye"🪴 W/W: Imaamu Muslim 📚 📲 Haka daalin faafinta khayrka. ♻️ أستغفر الله العظيم الذي لا إله إلا هو الحي القيوم واتوب اليه. https://t.me/AMirSHaCraWi
- Get link
- X
- Other Apps
Xukunka akhrinta kitaabka Shams al-Maarif iyo dulmar ku saabsan
- Get link
- X
- Other Apps
☀ حديث اليوم ☀ #التوكل_على_الله. 📌قال رسول الله ﷺ : 🕹🪴 " لَوْ أَنَّكُمْ كُنْتُمْ تَوَكَّلُونَ عَلَى اللَّهِ حَقَّ تَوَكُّلِهِ لَرُزِقْتُمْ كَمَا يُرْزَقُ الطَّيْرُ، تَغْدُو خِمَاصًا وَتَرُوحُ بِطَانًا." 🪴 رواه الترمذي 📚 ☀ Xadiithka maanta ☀ #Talasaarashada_ilaahay. 📌 Wuxuu yidhi Nabi Muxammed ﷺ: 🕹🪴"Hadaad ALLAAAH tala saaran lahaydeen talo saarasho dhabba wuxu idiin arzaaqi lahaa siduu Shimbirta u arzaaqo oo kale iyada bog lalaan ayay aroortii kalahdaa casarkiina iyadoo dharagsan ayay soo noqotaa."🪴 W/W: Tirmidi 📚 📲 Haka daalin faafinta khayrka. ♻️
- Get link
- X
- Other Apps
Maxad ka taqana saxabiga abu dar alghafari ?? Cilmigaga kororso
- Get link
- X
- Other Apps

.jpeg)



