Skip to main content

Posts

Featured

Jaamac Qaalib: Isagoo aan dugsi Quraan, iskuul iyo jaamacad dhigan ayuu noqday bare jaamcadeed

  BBC News,  Somali Jaamac Qaalib: Isagoo aan dugsi Quraan, iskuul iyo jaamacad dhigan ayuu noqday bare jaamcadeed Soo gudbin: Salman N 3 Abriil 2021 Waa la cusbooneysiiyay 26 Abriil 2022 XIGASHADA SAWIRKA, JAAMAC QAALIB Qoraalka sawirka, Jaamac Qaalib waa 88 sano jir Alle ha u naxariiste waxaa magaalada Jabuuti ee dalka Jabuuti ku geeriyooday taliyihii hore ee ciidanka Booliiska Soomaaliya, Jeneraal, Jaamac Maxamed Qaalib. Jeneraal Jaamac yare oo wayaadaan macallin ka ahaa Jaamacadda ummadda ee Muqdisho ayaa sida ay wararku sheegayaan u geeriyooday xanuun dhanka wadana ah. Jaamac Maxamed Qaalib ayaa sannadkii 1933-dii ku dhashay Deegaanka Dhoodi-gaban ee gobolka Sanaag. Wuxuuna booliiska ku biiray bishii April sannadkii 1955kii. Sannadihii 1956kii ilaa 1957kii, waxa uu tababarro ku qaatay Machadkii Tababarrada ee Sheekh, ka dibna waxa uu tababar kale u tagay Dugsigii Tababarka Booliiska ee Metropolitan Police, London. Waligiis ma dhigan dugsi Quraan, dugsi hoose, dhexe ama sa...

Latest Posts

Yaman

Islaan Duq Ayaa La Weydiiyey Macnaha Kelmedda ❤️JACAYL❤️! Waxay Ku Jawaabtay:-

YUUSUF AMIIRKII DHAWRSOONIDA

Ma ogtahay in waddanka Indoonesia uu ka kooban yahay in kabadan 13000 oo jasiiradood?!

MARYAMAH BINT CIMRAAN

Ma Ogtahay Harada Afrika ugu hooseyse inay ku taalo Jibouti ee Assal (lake asal).?!

📌 hooyaday waa beenaale!!

Ma ogtahay Kenya caan ku tahay soo saarista shaaha waxayna ka mid tahay afarta waddan ee ugu horreeya adduunka