Ma Ogtahay ?! Qaybti 2-aad

   Qaybti 2-aad

 

  1. Ma ogtahay isbaanishka (Spanish) inu yahay dalka ugu buuraha badan    yurub(Europe).
     


  1. Ma Ogtahay geelka cadadis ama hariti-jiroole inay tahay nooc ka mid ah goodadooyinka. 

  2. Ma ogtahay dhanka gaalada galbed axada u dambaysa ee bisha September in laa yidhahdo malinta shabaylka ama Tiger day

  3. Ma Ogtahay rahu marka uu cuntada liqayo inu limiqsado oo indhaha isku qabto,Sida inaga oo kale marka aan hindhisaayno indhaha iskugu qabano.

  4. Ma Ogtahay inay qudhaanjadu ay ku dhaqnayn deeganada Iceland,Greenland iyo Antarctic.

  5. Ma Ogtahay bada dhimatay ina magaca loogu bixiyay inay wax nool gudeheega ku noolayn.
  6. Ma Ogtahay biyo shubka Angel ee dalka Venezuela kan ugu dheer dunida 

  7. .Ma Ogtahay koonfur Afrika (south Africa) aay kaalinta koobad 1aad kaga jirto Aduunka soo saariista dahabka  kaalinta 3aadna kafa jirto soo saariista dhaaymanka(diamond) kaalinta 5aadna kaga jirto soo saariista dhuxul-dhagaxa 





  8. Ma Ogtahay boqorkii ugu horeeyay ee sawirkiisa lacag ku sameeyay inu aha aAaksandar wayna (Alexander's the great)

  9. Ma Ogtahay in micnaha dhabta ah ee kooko-koola(coco-cola) aay tahay la maka wala Muxamad  Oo ah maxamadna ma jiro makana ma jirto 

  10. Ma Ogtahay xanuunka hargaabka inu sababi karo in kabadan boqol virus
  11. Ma Ogtahay in labada cad ee qaydhiinka lagu cuni karo aay yihiin Beerka iyo Beer-yarada.
  12. Ma Ogtahay dhaxanta roobka ka dambaysa in la yidhaahdo "Qayood"
  13. Ma Ogtahay macamuusta sarandaha ah iyo go'a shaalka ah inay ka soo galeen soomalida dhanka Hindiya.
  14. Ma Ogtahay qalinka cas inu ikhtiraacay kali taliiski xiisbiga naasiga jarmalka "Adolf Hitler"
  15. Ma Ogtahay geela marka la qalo hilibkiisa waxa loo qaybiya lugaaha oo muqmada iyo daribta oo ah dararaha wixi soo raca oo hilib ahaan loo cuno.
  16. Ma Ogtahay in ubadkaaga xaqa ugu hooreeya uu kugu leeyahay ay tahay marka aad abaha ama hooyada xulanaayso oo hadii ruux ku dar iyo daa aan lahayn oo aad waliga uga dhigtay caruurtada wax ka arbushtay.             

    La soco qaybta 3-aad 27



Comments

Post a Comment

Popular Posts