Ma Ogtahay ? Qaybti 3aad
Ma Ogtahay?!Qaybti 3aad
1.Ma Ogtahay dagaalki labad marki uu dhamaday in raga jarmalka (jermany) ay widhidh noqdeen taaso sababtay inay sedexdii(3) ee jarmal ahba inay mid gabadha hesho mid guursata laba ay waayan.
2.Ma Ogtahay umadii la odhan jiray vikings inay xidhan jiren hargaha yaayda aayna cabi jiren dhiiga yaayda sii ay u yeeshan ruuxda iyo geesinamada yaayda.
3.Ma Ogtahay salaanti Adolf Hitler hadi lagugu qabto adoo samaaynaya inaad sedex sanno(3) xabsi ku qaadanayso hadii aad yurub joogto(Europe)
.
4.Ma Ogtahay erayga aay dhaliintan dambe waxay amaanayan ku tibaaxan ee Fetch ama inaantas waa fetch inu kasoo jeedo xuruufta badanaaba ugu dambeeya magacyada ay labaxan dadka rushku (Rusia) ee Fetch sida Lazarfetch,Begofetch iyo kuwa lamidka ah
.
5.Ma Ogtahay inti u dhaxaaysay 1989kii ilaa 2009 in dalka jarmalku ilbaabada u laabay in kabadan laba kun oo dugsi (2000) madama uu xadigii dhalmada hoos u dhacay caruurtii ay yaraatay mudooyinkii u dambeeyay wadanka jarmalka waayay ku dhawaad laba million oo dadkiiisi ah.
6.Ma Ogtahay nabi Yusuf ina baheedkiisi in la odhan jiray Biniyaamin.
7.Ma Ogtahay kun iyo lix boqol taarikhdu 1600 marka aay maraaysay deeganka Ireland in loogu yeedhi jiray Wolfland ama dhulki yaayda madama yaaydu aad ugu badnayeen.
8.Ma Ogtahay hadii qof meel aaney hawo aayna galayn hawana ka baxayn lagu xidho inaanayn dilaayn oxygen la~aan ama neef qabatow ee aya dilaayso sunta carbondioxysideka gudihiisa ka soo baxay marka aay ku badato uu dib u qaato.
9.Ma Ogtahay in dadki la odhan jiray Viking indhaha agtooda marsan jiren khad madow oo ay ku tibaaxi jiren in ay ka dhowrayan falaadhaha cadceeda ee dhibaya dhawaanahana ay sciencayaanadu cadeeyen in harama cadku leeyahay khadkaaso kale falaadhaha cadceeda uu khadka harama cadka ka ilaalinayo.
10.Ma Ogtahay Somalida galbeed inay Ethiopia ka yihin qoomiyada sedexaad ee ugu badan.


La soco qaybta 4aad
ReplyDelete