Ma ogtahay ?! Qaybti 6aad
Ma Ogtahay?!Qaybti 6aad
1. Ma Ogtahay Illahay (SWT) inuu caqliga ku xusay Quraanka. 49. nuurkana 49.
2. Ma Ogtahay dhakhtarkii ugu horeeyay ee dah fayday habdhiska. wareega dhiiga inuu ahaa nin Muslim uu ahaa ibnu al-nafis.
dufan.
6. Ma Ogtahay Erayada "Al-Xayaat" (Nolol) iyo "Al-Maout" (geeri) ayaa midkiiba lagu sheegay Quraanka 145 jeer.
7. Ma Ogtahay Erayada "Ibliis" iyo "Malaa'ig" ayaa mid walba lagu sheegay Quraanka 88 jeer.
8. Ma Ogtahay Erayada "Al-Rajl" (nin) iyo "Al-Marcaa" (haweeney) mid kasta ayaa lagu sheegay Quraanka 24 jeer.
9. Ma Ogtahay in Sida ay sanadkiiba u jiraan 12 bilood ayaa erayga “Al-Shahr” (bisha) lagu sheegay Quraanka 12 jeer.
10. Ma Ogtahay Sidoo kale, ereyga "Al-Yoom" (maalin) Quraanka kariimka lagu sheegay 365 jeer.


Comments
Post a Comment