Skip to main content
Ma ogtahay qebtii 4 raad ?
- Ma ogtahay in jidhka bini'aadamku ka kooban yahay ku dhawaad 100 trillion unug.
- Ma ogtahay in xawaraha iftiinka uu yahay 300,000 km ilbiriqsikii.
- Ma ogtahay in bahashii panda marka ey yartahay uu ka yar yahay jiirka?
- Ma ogtahay in caloosha bini'aadamka ay ka kooban tahay qiyaastii 35 milyan oo qanjidhada dheefshiidka?
- Ma ogtahay in bakteeriyada ku jirta jidhka bini'aadamka lagu qiyaaso in ay toban jeer ka badan tahay tirada unugyada noolaha.
- Ma ogtahay in kalmada ugu dheer quraanka kariimka ah iyo luuqada carabiga ay tahay "sidaas ayaanu ku waraabinay" waxayna ka kooban tahay 11 xaraf.
- Ma ogtahay in kalmada ugu dheer ee luuqada ingiriisiga ay tahay "Pneumonoultramicroscopicsilicovolcanoconiosis" oo loola jeedo cudurada sambabada ee loo yaqaano silicosis kana kooban 45 xaraf.
- Ma ogtahay in 101 qof ay dhiman doonaan 60-ka ilbiriqsi ee soo socda, 216 caruura ay dhalan doonaan.
- Ma ogtahay in faraaciyiintu ay isticmaali jireen basasha macaan qaab mac-macaanka ah.
Comments
Post a Comment