☀ حديث اليوم ☀ #فضل_الإستغفار. 📌قال رسول الله ﷺ فيما يروي عن ربه قال الله عز وجل: 🕹🪴 " يَا عِبَادِي، إِنَّكُمْ تُخْطِئُونَ بِاللَّيْلِ وَالنَّهَارِ، وَأَنَا أَغْفِرُ الذُّنُوبَ جَمِيعًا، فَاسْتَغْفِرُونِي أَغْفِرْ لَكُمْ.." 🪴 رواه مسلم 📚. ☀ Xadiithka maanta ☀ #Fadliga_istichfaarta. 📌 Wuxuu yidhi Allaah sw Xadiith qudsi uu Nabi Muxammed ﷺ ka wariyay: 🕹🪴" Adoomahaygiiyoow waxaa danbaabtaan habeenkii iyo maalinkii, Anna waan dhaafaa danbiyada gabi ahaantoodba, iga danbi dhaaf dalbada waan idiin danbi dhaafiye"🪴 W/W: Imaamu Muslim 📚 📲 Haka daalin faafinta khayrka. ♻️ أستغفر الله العظيم الذي لا إله إلا هو الحي القيوم واتوب اليه. https://t.me/AMirSHaCraWi
☀ حديث اليوم ☀
#فضل_الإستغفار.
📌قال رسول الله ﷺ فيما يروي عن ربه قال الله عز وجل:
🕹🪴 " يَا عِبَادِي، إِنَّكُمْ تُخْطِئُونَ بِاللَّيْلِ وَالنَّهَارِ، وَأَنَا أَغْفِرُ الذُّنُوبَ جَمِيعًا، فَاسْتَغْفِرُونِي أَغْفِرْ لَكُمْ.." 🪴
رواه مسلم 📚.
☀ Xadiithka maanta ☀
#Fadliga_istichfaarta.
📌 Wuxuu yidhi Allaah sw Xadiith qudsi uu Nabi Muxammed ﷺ ka wariyay:
🕹🪴" Adoomahaygiiyoow waxaa danbaabtaan habeenkii iyo maalinkii, Anna waan dhaafaa danbiyada gabi ahaantoodba, iga danbi dhaaf dalbada waan idiin danbi dhaafiye"🪴
W/W: Imaamu Muslim 📚
📲 Haka daalin faafinta khayrka. ♻️
أستغفر الله العظيم الذي لا إله إلا هو الحي القيوم واتوب اليه.
https://t.me/AMirSHaCraWi


Comments
Post a Comment