☀ حديث اليوم ☀ #التوكل_على_الله. 📌قال رسول الله ﷺ : 🕹🪴 " لَوْ أَنَّكُمْ كُنْتُمْ تَوَكَّلُونَ عَلَى اللَّهِ حَقَّ تَوَكُّلِهِ لَرُزِقْتُمْ كَمَا يُرْزَقُ الطَّيْرُ، تَغْدُو خِمَاصًا وَتَرُوحُ بِطَانًا." 🪴 رواه الترمذي 📚 ☀ Xadiithka maanta ☀ #Talasaarashada_ilaahay. 📌 Wuxuu yidhi Nabi Muxammed ﷺ: 🕹🪴"Hadaad ALLAAAH tala saaran lahaydeen talo saarasho dhabba wuxu idiin arzaaqi lahaa siduu Shimbirta u arzaaqo oo kale iyada bog lalaan ayay aroortii kalahdaa casarkiina iyadoo dharagsan ayay soo noqotaa."🪴 W/W: Tirmidi 📚 📲 Haka daalin faafinta khayrka. ♻️

☀ حديث اليوم ☀

#التوكل_على_الله.

📌قال رسول الله  ﷺ :

🕹🪴 " لَوْ أَنَّكُمْ كُنْتُمْ تَوَكَّلُونَ عَلَى اللَّهِ حَقَّ تَوَكُّلِهِ لَرُزِقْتُمْ كَمَا يُرْزَقُ الطَّيْرُ، تَغْدُو خِمَاصًا وَتَرُوحُ بِطَانًا." 🪴

رواه الترمذي 📚

☀ Xadiithka maanta  ☀

#Talasaarashada_ilaahay.

📌 Wuxuu yidhi Nabi Muxammed ﷺ:

🕹🪴"Hadaad ALLAAAH tala saaran lahaydeen talo saarasho dhabba wuxu idiin arzaaqi lahaa siduu Shimbirta u arzaaqo oo kale iyada bog lalaan ayay aroortii kalahdaa casarkiina iyadoo dharagsan ayay soo noqotaa."🪴

W/W:  Tirmidi 📚 

📲 Haka daalin faafinta khayrka. ♻️ 

Comments

Popular Posts