☀ حديث اليوم ☀ ( انْقَطَعَ عَمَلِي وَ أنتُم أَمَلِي - 1 ) 📌قَالَ رَسُولُ اللَّهِ صَلَّى اللَّهُ عَلَيْهِ وَسَلَّمَ: 🕹🪴"إِذَا مَاتَ الإِنْسَانُ انْقَطَعَ عَنْهُ عَمَلُهُ إِلاَّ مِنْ ثَلاَثَةٍ ؛ إِلاَّ مِنْ صَدَقَةٍ جَارِيَةٍ ، أَوْ عِلْمٍ يُنْتَفَعُ بِهِ ، أَوْ وَلَدٍ صَالِحٍ يَدْعُو لَهُ."🪴 رَوَاهُ مُسلِم 📚 ➖➖➖➖➖ ☀ Xadiithka maanta ☀ ( Camalkaygu wuu go'ay idinka ayaana rajadayda ah - 1 ) 📌 WuxuuyidhiNabiMuxammed ﷺ 🕹️🪴"Markuu qofku dhinto camalkiisu wuu go'ayaa sadex mooyee: Sadaqo socota, cilmi wax tara iyo ilmo wanaagsan oo usoo duceeya." 🪴 W/W: Imaamu Muslim 📚 📲 Haka daalin faafinta khayrka. ♻️ https://t.me/AMirSHaCraWi

 ☀ حديث اليوم ☀ 


( انْقَطَعَ عَمَلِي وَ أنتُم أَمَلِي - 1 )

📌قَالَ رَسُولُ اللَّهِ صَلَّى اللَّهُ عَلَيْهِ وَسَلَّمَ:

🕹🪴"إِذَا مَاتَ الإِنْسَانُ انْقَطَعَ عَنْهُ عَمَلُهُ إِلاَّ مِنْ ثَلاَثَةٍ ؛ إِلاَّ مِنْ صَدَقَةٍ جَارِيَةٍ ، أَوْ عِلْمٍ يُنْتَفَعُ بِهِ ، أَوْ وَلَدٍ صَالِحٍ يَدْعُو لَهُ."🪴

رَوَاهُ مُسلِم 📚

➖➖➖➖➖
☀ Xadiithka maanta ☀

( Camalkaygu wuu go'ay idinka ayaana rajadayda ah - 1 )

📌  WuxuuyidhiNabiMuxammed ﷺ

🕹️🪴"Markuu qofku dhinto camalkiisu wuu go'ayaa sadex mooyee: Sadaqo socota, cilmi wax tara iyo ilmo wanaagsan oo usoo duceeya." 🪴

W/W:  Imaamu Muslim 📚 

📲 Haka daalin faafinta khayrka. ♻️

https://t.me/AMirSHaCraWi

Comments

Popular Posts