๐Ÿ“Œ hooyaday waa beenaale!!

 ๐Ÿ“Œ hooyaday waa beenaale!!



Ilmo aan ka badnayn 8 jir ayaa hooyadii dhashey geeriyootay, markaas ayuu Aabihii guursaday naag labaad, 


maalin maalmaha ka mid ah ayuu wiilkiisii weydiiyey: maxay ku kala duwan yihiin hooyadaa hore iyo hooyadaa cusub?


Kii yaraa ayaa si aan waxba galabsan ugu jawaabay: Hooyaday dhabta ahi been bay ii sheegaysay, laakiin hooyaday cusub runta bay shegta!


Aabihii oo la yaabay hadalka wiilkiisa ayaa yaab iyo indo yaaban  ku eegay oo weydiiyey:

Sidee ku dacdey taasi?


Kii yaraa ayaa yidhi: Markaan ciyaarayo ee aan hooyaday ka cadhaysiinayo, waxay igu odhan jirtay: Haddii aad iska dayn weydo caasnimada iyo dulmiga, ku quudin maayo! 


Laakin  dan kamaanq lahayn waxay tiri, sababtoo ah waxaan ogaa in ay dibadda u bixi doonto iyada oo wejigeeda wareegaysa oo i raadinaysa luuqyada tuulada si ay guriga iigu keento oo aan i quudiso !


Laakiin hadda, markaan ciyaaro, hooyaday cusub waxay igu tidhi: Haddii aanad deyn weyso ciyaarta, kuma quudin doono! 


Oo wakan laba maalmood wax ma cunin๐Ÿ˜”


Ilaho waxidow waxan ka barya waliddadenna cimri dheer inad siiso kuwii ay ka dhintenna inad u naxarisato aamiin.


Wll qoralkan sii faafi si dadku u ogaadaan qiimaha hooyo macan๐Ÿ˜Š๐Ÿ˜”๐Ÿ™


Mahadsanid๐Ÿ™๐Ÿ™๐Ÿ™

WQ salman nefsu

Comments

Popular Posts