☀ حديث اليوم ☀ #سبعة_يظلهم_الله_يوم_لا_ظل_إلا_ظله. 📌قال رسول الله ﷺ : 🕹🪴" سَبْعَةٌ يُظِلُّهُمُ اللَّهُ فِي ظِلِّهِ يَوْمَ لَا ظِلَّ إِلَّا ظِلُّهُ : الْإِمَامُ الْعَادِلُ، وَشَابٌّ نَشَأَ فِي عِبَادَةِ رَبِّهِ، وَرَجُلٌ قَلْبُهُ مُعَلَّقٌ فِي الْمَسَاجِدِ، وَرَجُلَانِ تَحَابَّا فِي اللَّهِ ؛ اجْتَمَعَا عَلَيْهِ وَتَفَرَّقَا عَلَيْهِ، وَرَجُلٌ طَلَبَتْهُ امْرَأَةٌ ذَاتُ مَنْصِبٍ وَجَمَالٍ فَقَالَ : إِنِّي أَخَافُ اللَّهَ، وَرَجُلٌ تَصَدَّقَ أَخْفَى حَتَّى لَا تَعْلَمَ شِمَالُهُ مَا تُنْفِقُ يَمِينُهُ، وَرَجُلٌ ذَكَرَ اللَّهَ خَالِيًا فَفَاضَتْ عَيْنَاهُ.." 🪴 رواه البخاري 📚. ☀ Xadiithka maanta ☀ #Todobada hadhka carshiga ilaahay harsan maalinta qiyaame.. 📌 Wuxuu yidhi Nabi Muxammed ﷺ: 🕹🪴" Todobo ilaahay ayaa u hadheeya hadhkiisa maalin uusan hadh aan hadhka Allaah ahayn jirin: 2⃣Imaam caadila 2⃣Nin dhalin yara ah oo cibaadadaada rabigii ku barbaaray 3⃣ Nin qalbigiisu masaajidda ku xiran yahay. 4⃣ Laba qof oo Allaah dartii isku jeclaaday ku kulmay kuna kala tagay. 5⃣ Nin ay u yeeadhtay gabadh nasab iyo quruxle oo ku yiri Allaah ayaan ka cabsan. 6⃣ Qof si hoose wax u sadaqaystay oyna xattaa bidixdiisu ogaan waxay midigtiisu bixisay. 7⃣ Qof Allaah xusay isaga oo kaliigii ah kadib ooyay. "🪴 W/W: Bukhaari 📚 📲 Haka daalin faafinta khayrka. ♻️ https://t.me/AMirSHaCraWi

 ☀ حديث اليوم ☀


#سبعة_يظلهم_الله_يوم_لا_ظل_إلا_ظله.

📌قال رسول الله  ﷺ :

🕹🪴" سَبْعَةٌ يُظِلُّهُمُ اللَّهُ فِي ظِلِّهِ يَوْمَ لَا ظِلَّ إِلَّا ظِلُّهُ : الْإِمَامُ الْعَادِلُ، وَشَابٌّ نَشَأَ فِي عِبَادَةِ رَبِّهِ، وَرَجُلٌ قَلْبُهُ مُعَلَّقٌ فِي الْمَسَاجِدِ، وَرَجُلَانِ تَحَابَّا فِي اللَّهِ ؛ اجْتَمَعَا عَلَيْهِ وَتَفَرَّقَا عَلَيْهِ، وَرَجُلٌ طَلَبَتْهُ امْرَأَةٌ ذَاتُ مَنْصِبٍ وَجَمَالٍ فَقَالَ : إِنِّي أَخَافُ اللَّهَ، وَرَجُلٌ تَصَدَّقَ أَخْفَى حَتَّى لَا تَعْلَمَ شِمَالُهُ مَا تُنْفِقُ يَمِينُهُ، وَرَجُلٌ ذَكَرَ اللَّهَ خَالِيًا فَفَاضَتْ عَيْنَاهُ.." 🪴

رواه البخاري 📚.

☀ Xadiithka maanta  ☀

#Todobada hadhka carshiga ilaahay harsan maalinta qiyaame..

📌 Wuxuu yidhi  Nabi Muxammed ﷺ:

🕹🪴" Todobo ilaahay ayaa u hadheeya hadhkiisa maalin uusan hadh aan hadhka Allaah ahayn  jirin:

2⃣Imaam caadila

2⃣Nin dhalin yara ah oo cibaadadaada rabigii ku barbaaray

3⃣ Nin qalbigiisu masaajidda ku xiran yahay.

4⃣ Laba qof oo Allaah dartii isku jeclaaday ku kulmay kuna kala tagay.

5⃣ Nin ay u yeeadhtay gabadh nasab iyo quruxle oo ku yiri Allaah ayaan ka cabsan.

6⃣ Qof si hoose wax u sadaqaystay oyna xattaa bidixdiisu ogaan waxay midigtiisu bixisay.

7⃣ Qof Allaah xusay isaga oo kaliigii ah kadib ooyay. "🪴

W/W:  Bukhaari 📚 

📲 Haka daalin faafinta khayrka. ♻️

https://t.me/AMirSHaCraWi

Comments

Popular Posts