Posts

Sheko iyo qosol😂🤣🤭:

RAJADIISU WAA BADBAADIN UMMADEED

Ma Ogtahay in Qaarada Afrika tahay Qaarada Ugu Kulul Caalamka?!

QISADII LABADII DHALIN-YARO

⚽ Xeerarka kubbadda cagta waddooyinka

NOQO AQOONYAHAN

Cilmaga iyo qur'aanka 📜

☀ حديث اليوم ☀ ( انْقَطَعَ عَمَلِي وَ أنتُم أَمَلِي - 1 ) 📌قَالَ رَسُولُ اللَّهِ صَلَّى اللَّهُ عَلَيْهِ وَسَلَّمَ: 🕹🪴"إِذَا مَاتَ الإِنْسَانُ انْقَطَعَ عَنْهُ عَمَلُهُ إِلاَّ مِنْ ثَلاَثَةٍ ؛ إِلاَّ مِنْ صَدَقَةٍ جَارِيَةٍ ، أَوْ عِلْمٍ يُنْتَفَعُ بِهِ ، أَوْ وَلَدٍ صَالِحٍ يَدْعُو لَهُ."🪴 رَوَاهُ مُسلِم 📚 ➖➖➖➖➖ ☀ Xadiithka maanta ☀ ( Camalkaygu wuu go'ay idinka ayaana rajadayda ah - 1 ) 📌 WuxuuyidhiNabiMuxammed ﷺ 🕹️🪴"Markuu qofku dhinto camalkiisu wuu go'ayaa sadex mooyee: Sadaqo socota, cilmi wax tara iyo ilmo wanaagsan oo usoo duceeya." 🪴 W/W: Imaamu Muslim 📚 📲 Haka daalin faafinta khayrka. ♻️ https://t.me/AMirSHaCraWi

Exist exam for cotm student

Marxaladaha ay la gaarka yihiin dhalin-yaradu

DHALINYARNIMO