Posts
☀ حديث اليوم ☀ ( انْقَطَعَ عَمَلِي وَ أنتُم أَمَلِي - 1 ) 📌قَالَ رَسُولُ اللَّهِ صَلَّى اللَّهُ عَلَيْهِ وَسَلَّمَ: 🕹🪴"إِذَا مَاتَ الإِنْسَانُ انْقَطَعَ عَنْهُ عَمَلُهُ إِلاَّ مِنْ ثَلاَثَةٍ ؛ إِلاَّ مِنْ صَدَقَةٍ جَارِيَةٍ ، أَوْ عِلْمٍ يُنْتَفَعُ بِهِ ، أَوْ وَلَدٍ صَالِحٍ يَدْعُو لَهُ."🪴 رَوَاهُ مُسلِم 📚 ➖➖➖➖➖ ☀ Xadiithka maanta ☀ ( Camalkaygu wuu go'ay idinka ayaana rajadayda ah - 1 ) 📌 WuxuuyidhiNabiMuxammed ﷺ 🕹️🪴"Markuu qofku dhinto camalkiisu wuu go'ayaa sadex mooyee: Sadaqo socota, cilmi wax tara iyo ilmo wanaagsan oo usoo duceeya." 🪴 W/W: Imaamu Muslim 📚 📲 Haka daalin faafinta khayrka. ♻️ https://t.me/AMirSHaCraWi
- Get link
- X
- Other Apps
Marxaladaha ay la gaarka yihiin dhalin-yaradu
- Get link
- X
- Other Apps
☀ حديث اليوم ☀ #سبعة_يظلهم_الله_يوم_لا_ظل_إلا_ظله. 📌قال رسول الله ﷺ : 🕹🪴" سَبْعَةٌ يُظِلُّهُمُ اللَّهُ فِي ظِلِّهِ يَوْمَ لَا ظِلَّ إِلَّا ظِلُّهُ : الْإِمَامُ الْعَادِلُ، وَشَابٌّ نَشَأَ فِي عِبَادَةِ رَبِّهِ، وَرَجُلٌ قَلْبُهُ مُعَلَّقٌ فِي الْمَسَاجِدِ، وَرَجُلَانِ تَحَابَّا فِي اللَّهِ ؛ اجْتَمَعَا عَلَيْهِ وَتَفَرَّقَا عَلَيْهِ، وَرَجُلٌ طَلَبَتْهُ امْرَأَةٌ ذَاتُ مَنْصِبٍ وَجَمَالٍ فَقَالَ : إِنِّي أَخَافُ اللَّهَ، وَرَجُلٌ تَصَدَّقَ أَخْفَى حَتَّى لَا تَعْلَمَ شِمَالُهُ مَا تُنْفِقُ يَمِينُهُ، وَرَجُلٌ ذَكَرَ اللَّهَ خَالِيًا فَفَاضَتْ عَيْنَاهُ.." 🪴 رواه البخاري 📚. ☀ Xadiithka maanta ☀ #Todobada hadhka carshiga ilaahay harsan maalinta qiyaame.. 📌 Wuxuu yidhi Nabi Muxammed ﷺ: 🕹🪴" Todobo ilaahay ayaa u hadheeya hadhkiisa maalin uusan hadh aan hadhka Allaah ahayn jirin: 2⃣Imaam caadila 2⃣Nin dhalin yara ah oo cibaadadaada rabigii ku barbaaray 3⃣ Nin qalbigiisu masaajidda ku xiran yahay. 4⃣ Laba qof oo Allaah dartii isku jeclaaday ku kulmay kuna kala tagay. 5⃣ Nin ay u yeeadhtay gabadh nasab iyo quruxle oo ku yiri Allaah ayaan ka cabsan. 6⃣ Qof si hoose wax u sadaqaystay oyna xattaa bidixdiisu ogaan waxay midigtiisu bixisay. 7⃣ Qof Allaah xusay isaga oo kaliigii ah kadib ooyay. "🪴 W/W: Bukhaari 📚 📲 Haka daalin faafinta khayrka. ♻️ https://t.me/AMirSHaCraWi
- Get link
- X
- Other Apps
🌼Aabe🌼 ayaan ku idhi xagee u socotaa 🤔 Wuxuu yidhi, wiilkaygiiyow Safarkaygii halkan wuu dhamaaday
- Get link
- X
- Other Apps


.jpeg)